Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa maanta ka fariisinaya inay cod u qaadaan laba ajande oo dhaman quseeya arimaha Soomaaliya.

ajandaha koowaad ayaa ah in Somalia laga qaado cunuqabateyta huka iyo ajandaha labaad oo ah in la adkeeyo mida saaran kooxda Al-shabaab.

Advertisement

15-ka Dal ee Golaha Amaanka ayaa lagu wadaa in maanta la soo hordhigo qoraal cedeynaya in la joogo xiligii Somalia laga qaadi lahaa cunuqabateynya hubka.

Talaabaaan ayaa ku soo aadeysa xili dhawaan Madaxweyne Xasan sheegay in bilowga Bisha December Somalia laga qaadi doono cunuqabateynta hubja ee saaran tan iyo 1992-kii

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleMuqdisho: Qarax kale oo lala eegtay Goob Ganacsi
Next articleXOG: Xamza Cabdi-Barre oo Xasan ku taageersan la wareegista awooda Dowladnimada oo dhan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here