HomeWarkiiDowlada Somalia oo mashruuc kale ka dhagax dhigtay Laas-caanood

Dowlada Somalia oo mashruuc kale ka dhagax dhigtay Laas-caanood

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray dhismaha Xarunta Gargarka Degdegga ah iyo Bakhaarka Kaydka Raashinka ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari.

Sidoo kale, munaasibadda waxaa ka qeyb galay Wasiirka Gargaarka Dowlad goboleedka Waqooyi Bari Cabdirisaaq Hindi, wasiirrada Diinta iyo Awqaafta, Tamarta iyo Biyaha maamulkaas, iyo madaxda shirkadda qandaraaska ku guuleysatay.

Xaruntan cusub waxaa hirgelinaysa SoDMA iyadoo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, waxaana maalgelin iyo taageero ka geystay Dowladda Shiinaha.

Goobtan waxaa loogu talagalay in ay noqoto xarun lagu fuliyo hawlaha degdegga ah ee gurmadka masiibooyinka, isla markaana lagu kaydiyo raashin iyo agab lagama maarmaan u ah wax ka qabashada xaaladaha bini’aadantinimo ee ka dhasha dhammaan deegaanada hoos yimaada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari.May be an image of ‎3 people, dais and ‎text that says "‎NC RCYTA 00 GAALADOA O EVAL JAMU L-C لادارة 電 MINISTRY OF RA FEDERAALIEOMALIYA OMAALIYA FEDERAALI BOOy EED (SO US YAQOOYI D, ,WAQOO SeDIA 可門 -SEPTEA‎"‎‎May be an image of text that says "DXCMG LIW3OFM LW300FN क O"May be an image of ‎text that says "‎זבמ 1 4 HI‎"‎May be an image of 1 person, ambulance and textMay be an image of 1 person and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of ‎3 people and ‎text that says "‎DISA MAAREYNT MAAREYNTA NTA DISAS MASTIBOO NADOYINKA INKA ENCY MASHI SOMALI AAAI (SODMA) ' 7 VI ارة AMHUURIYADL DER I 미 ここ SoDMA‎"‎‎May be an image of combine and textMay be an image of ‎text that says "‎DISASTER BAREYNTA M MANAGEMENT AGENC GARGAARKA PAN (SODMAJ ልሰልት IYO MAARAYNTA OC សាាំាតតចទ OF 1።? 公 C لادارة JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED (SODMA) WASAARADDA GARGAARKA IYO MAARAYNTA MUSIIBOOYINKA DOWLADDA WAQOOYI BARI SOI MUNAASABADA DHISMAHA XARUNTA GARGAARKA DEGDEGGA AH IYO KA LAASCAANOOD, WAQOOYIBARISO " CoN) CIU SAHAL CONSTRUCTION CONSTRUCTION.COMPANY COMPANY 2B 10 0I4D ك ··· 新問号 13-SEPTEMBER-2025‎"‎May be an image of 7 people and textNo photo description available.May be an image of 3 people, people studying and text that says "UYA"May be an image of ‎3 people, dais and ‎text that says "‎انتگ لادارة الوطية STRY TER ANAGEMENT OF #UMANTARIA NORTNEAST YADDA FEDERAALKA SIIBOOYINKAS S MUSIP EGGAA IYA JYEED (SODMA) SoDMA ม‎"‎‎May be an image of 7 people, dais and textMay be an image of ‎5 people, dais and ‎text that says "‎05 AOOA وارث ชา MA WAS 3 AYNTA الوطذب MINISTRY OF FH MANAG JAMHUUR AADP FEDERAALKMAALIYA MAALIYA FEDERAALK UIRO LYEED (SOSKU SoDMA ΕΜb‎"‎‎May be an image of 3 people and text that says "SODMA"May be an image of ‎3 people, dais and ‎text that says "‎لادار وطنة Ry MANAGEMENT HUMANITARIA NORTH OF DA FEDERAALKA BOOYINKA SO USIIB AAH IYA LIYEED (SODMA) ΩΟΟΥ SoDMA‎"‎‎May be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 6 people, dais and text that says "URIYADD Η RAU ALKASOOMAA ALKA SOOMAA T4KA SOA Roa ¥"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -