HomeWarkiiDowlada Somalia oo qalabka diiwaangelinta codbixiyeyaasha gaarsiisay Magaalada Matabaan

Dowlada Somalia oo qalabka diiwaangelinta codbixiyeyaasha gaarsiisay Magaalada Matabaan

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Matabaan, Gobolka Hiiraan gaarsiiyey qalabka diiwaangelinta codbixiyeyaasha, si halkaasi looga daah-furo diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada.
Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee guddigu ku dardargelinayo hannaanka diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee degmooyinka ka dhiman gobollada dalka, si loo xaqiijiyo in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay helaan xuquuqdooda dastuuriga ah ee ka qaybgalka doorashooyinka.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -