HomeWarkiiDowlada Somalia oo saaka howlgal burburin ah ka wada suuqa ...

Dowlada Somalia oo saaka howlgal burburin ah ka wada suuqa bilaajo carab

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa saaka hawlgal burburin ah waxay ka wadaan suuqa Bilaajo-Carab ee ku yaal Degmada Shibis kadib markii dhawaan Dowladu ku amartay shacabka inay bneeyaan.
Ciidamada ayaa sida lagu yaqaan ka hor howlgalka burburinta waxay xireen dhamaan wadooyinka soo gala suuqaasi kadib ayay shaqada burburinta bilaabay waxaana lagu wadaa in Dowladu dhulkaasi howlo kale ku qabsato.
Cagafyada wax burburiya ayaa ka howlgalay gudaha suuqaasi oo aan sidaas u weyneyn balse mudo ku dhaq qarni ayay shacaku ku ganacsanayeen suuqaasi.
Dhawaan ayay ahayd markii dadka suuqaasi ganacsiga ku lahaa ay dhigeen dibad bax ay kaga cabanayeen in suuqaasi Dowladu xoog kula wareegeyso iyagoo codsaday in shacabka loo dhaafo suuqa oo ay 70 jirsaday sida ay sheegeen odayaashii ka hadlay dibad baxaasi.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -