HomeWarkiiDowlada Somalia oo shaacisay 3 maalin oo baroor diiq ah geerida Amiirkii...

Dowlada Somalia oo shaacisay 3 maalin oo baroor diiq ah geerida Amiirkii Qadar darteed


Sida goor dhaw lagu shaaciyay TV-ga Qaranka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya.

Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa la farayaa dhamaan Hay’adaha Dawladda in ay hoos loo dhigaan Calanka Jamhuuriyadda, taas oo ah Dareen Walaalnimo oo Soomaaliya ay ku garab istaagayso shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Dalka Qatar Geerida ku timid Amiir Xamad Bin Khaliifa Al Thaani.
May be an image of text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -