Warsaxaafadeed goor dhaw ka soo baxay Wasaarada arimaha gudaha Somalia ayaa lagu faahfaahiyay sababta Maamulka Waqooyi Bari looga reebay Mashruuc loogu magac daray Bulsho oo ay Dowlada Somalia ku hormarineyao Maamul Goboleedyada Dalka marka laga reebo Waqooyi bari.
“Mashruuca Bulsho wuu ka horreeyay Woqooyi-bari, oo 29-ka bishii April ee 2025 ayaa Bangiga Adduunku ansixiyay, halka maamulka la dhisay bishii Ogosto isla sannadkaas 2025…”ayaa lagu yiri warka a soo baxay Dowlada Somalia
Faahfaahinta halkaan ka akhriso:

