HomeWarkiiDowlada Somalia oo Xabsiga dhigtay Maamulaha shirkada Favori iyo kalkaalisadiisa

Dowlada Somalia oo Xabsiga dhigtay Maamulaha shirkada Favori iyo kalkaalisadiisa

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowlada Somalia ayaa goordhow xabsiga dhigtay Maamulaha  shirkadda Favori ee  Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde .

Sidoov kale waxaa maamulaha lala xirey  haweeney kalkaaliso u ahayd. Kuwaasoo dhamaantood u dhashay Dalka Turkiga.

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa dacweysay oo Maamulaha Shirkada Favori sidaas ayayna Ciidamada Dowladu ku xireen.

Wararka ayaa tilmaamaya in shirkada Turkida ee maamusha Garoonka diyaaradaha Muqdisho ay tacadi badan u gaysteen shacabka iyo shaqaalaha Soomaaliyeed ee ka howlgala Garoonka.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -