Dowlada Somaliya oo Beenisay in la baarayo maydka Cali Khaliif Galayr

0

Wasiirkii hore ee  wasaaradda kalluumeysiga xukuumadda Soomaaliya, Cabdullahi Warsame Bidhaan oo ka mid ah guddiga loo xil-saaray aaska Qaran ee loo sameynayo Cali Khaliif Galayr ayaa Gaashaanka u Daruuray in la baarayo Maydka Marxuum Cali Khaliif Galayr .

Bidhaan oo u warramay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa caddeeyey in meydka marxuum Cali Khaliif marka la keeno la aasayo, islamarkaana aysan jirin baaris la sameynayo.

sidoo kale Wasiirka ayaa meesha ka saaray wararkii la’isla dhex-marayey ee sheegayey in baaritaan lagu sameynayo, ka hor inta aan la aasin marxuumka, wuxuuna hoosta ka xariiqay in Salaadda Janaasada marka lagu tukado horey laga sii aasayo meydka.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here