Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay duqeymaha diyaaradaha dagaalka Israa’iil ka geysteen Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqolaal Falastiiniyiin ah tiro ka badana ay ku dhaawacmeen.

May be an image of text

Advertisement
Previous articleMadaxweyne Xasan oo waraaqaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Dowladda Sweden+Sawirro
Next articleMadaxweynaha oo Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Difaaca Kenya+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here