Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay Goor dhaw in Dowladda Jabuuti Kenya ku taageertay faro-gelinta Arrimaha gudaha Soomaaliya, islamarkaana ay Kenya La safatay

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dube oo la Hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in guddi ka socda Jabuuti sheegeen in Kenya aanay faro-gelin ku hayn Arrimaha gudaha Soomaaliya taas oo uu sheegay in ay been tahay, Jabuutina aysan ka Filaneen Arimahaas

Xukuumaddu waxay Dowladda Jabuuti ka dalbatay raali-gelin degdeg ah inay Bixiyaan

Dowlada Famaajo ayaan fadhin Siyaasadeeda Gudaha iyo Dibadda taana waxay keentay in ay xa g xagato wax walbo iyadu farxad galineynin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here