Wa ka soo baxay Madaxweynaha Turkiga Racep Dayib Ordogan ayuu markii ugu horeysay si cad u sheegay inay difaagi doobaab Badda Somalia iyo guud ahaan madax banaanideeda dhuleed.

Ordagan ayaa hadalkaan ka jeediyay xili uu booqanayo Dalka Masar oo sanado badan uusan tagin xurguf kala dhexeysya darteed.

Madaxweynaha Turkiga wuxuu intaasi ku daray inuu sidoo kale dufaai doono Dalalka Liibiya iyo Sudan.

“Waan difaaceynaa si isku mid ah Somalia,Sudan iyo Liijiya”ayuu yiri Ordogan.

Talaabada uu qaaday Madaxweynaha Turkiga ayaa imaaneysa markii dhowr maalin ka hor ay Somalja heshiis Amni la saxiixatay Dalka Turkiga kadib  booqashadii Turkiga ee Wasiirka difaaca Somalia.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleNayroobi oo lagu daah furey dib u howlgelida somalia ee diyaarada Kenya Airweys
Next articleMadaxweynaha oo kulan dhiiri gelin ardey ah kaga qeybgalay Madaxtooyada+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here