Dawlada Turkiga ayaa eegaysa qoraal uu Garyaqaan Soomaaliyeed gaarsiiyay Safiirka turkiga ee Magaalada Roma, kaasoo lagu sheegay in hubkii iyo qalabkii melatari ee ay ugu deeqday dawlada Soomaaliya in loo adeegsanayo Shacab iyo masuuliyiin dhigayay mudaaharaad Nabadgelyo oo lagu dalbanayay adkaynta dimuquraadiyada loogana soo horjeeday kaligii talisnimada noocay doonto ha ahaato.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here