BREAKING NEWS

Xukuumada RW Rooble oo mar kale diiday warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkii 7-da October ee Golaha Amniga iyo Nabada ee African Union, una sheegtay in ay Soomaaliya tahay waddan madax banaan oo taladiisa ay ayaga ka godo.

Xukuumada RW Rooble baa maanta u diray warqad loogu cadeynaayo in qaabka iyo sii joogida ciidama AU ay DFS jaan goondoonta qorshahiida.

DFS waxay sii wadi doontaa shaqadii socotay sadaxdii bilood ee la soo dhaafay (Joint FGS and AU technical team) si ay u dhammaystirto hannaanka Wadajirka ah ee hada qabyada ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here