Ilo lagu kalsoonyhay ayaa ii sheegay in Dowladda Soomaaliya oo dhibsatay qoraalada ay Dowladaha carabta qaarkood ay kaga hadleen dagaaladii ka dhacay Muqdisho, ay kaga jawaabi doono war la sugayo saacadaha soo socda.

Dowladda Waqtiga ka idlaaday ayaa dhibsatay hadalda dowladaha qaar ay ka soo saareen banaanbaxyaaahii rasaasta nool nool lagu diray shalay.

Caalamka ayaa dareen ka muujiyay xaaladda soomaaliya, Waxaana siyaabo kala duwan kaga falciliyay dowlado iyo ururo caalami ah oo daneeya arimaha Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta, ayaa sidoo kale berito subixii Saxaafadda kula hadli doono Muqdisho, Waxaana jira warar sheegaya in uu kaga hdli doono arimo badan oo salka ku haya arimaha dibadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here