Warar Soobaxaya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay qorsheynayso in muqdisho ay kusoo rogto bandow xili mucaaradka ay ku dhawaaqeen in jimcaha banaanbax xooggan ah dhigayaan .

Dowladda ayaa lasheegay in ay u aragto arimaha covid-19 ay tahay fursad lagu baajin karo banaanbaxa magaaladana lagaligo xaalad bandow ah .

Saacadaha soosocda ayaa lafilaya in shir jaraid warbaahinta isugu yeerto dowladda taas oo arintaas ay ku shaacin doonto .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here