HomeWarkiiXiisad Saaka ka dhex-taagan Booliiska Xamar iyo shacab la doonayo in la...

Xiisad Saaka ka dhex-taagan Booliiska Xamar iyo shacab la doonayo in la barakiciyo

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Saaka wsxaa Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir ka taagan xiisad u dhexeysa shacabla Degmadaasi qaarkood iyo ciidamada amaanka Dowlada Somalia kafib markii ciidamadu awood u adeegsadeem shacab ay doonayaan inay ka saaraan dhul Dowladeed.

Ciidamada Dowlada waxay saakay rasaas nool-nool u adeegsadeen  shacabka Suuqa Hurwaa ee Degmada Heliwaa, kuwaas ka soo horjeeday  dhul ay dowladu dooneyso inay la wareegto.

inkastoo Dowladu qorshahaan hore usoo waday hadana waxay ku fiicneyd inay ugu  yaraan iska hakiyaan madaama dalku xaalad adag galay markii Yuhuudu ku soo duushay madax banaanida dhuleed ee Somalia.

Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka xiisada ka dhex taagan shacabka iyo Booliiska.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -