Dowladda wadanka Ugaandha ayaa Soomaalia kala baxday Ciidamo gaareya 2, 100 sida ay Daabacday Jariirada layiraahfo The Vision oo ka soo baxada Wadanka Ugaandha maanta oo Jimca ah.

Munaasabada lagu soo dhaweyneyey Ciidamadaani ayaa lagu qabtey  Xaruunta dhexe ee  Tababarada  Ciidamada Wadanka Ugaandha oo ku taala Degmada layiraahdoNakasake.

Taliye Xigeenka Ciidamada Qaranka Ugaandha Generaal Wilson Mbasu Mbadi ayaa siweyn ugu amaaney Ciidamadaasi Guusha iyo Nabada ay ka gaareen ladagaalanka  Argagixiisada sida uu hadalka u dhigey.

Fhamaan Ciidamada Dowladda Ugandha ay dib ugu Celisey Dalkeeda ayaa kabaxay Gobalka shabeelada hoose si gaar ah Sabiib, Caanoole, Awdheegle iyo Deegaano kale sida Jariirada ay ka soo Xigatey Saraakiisha Sare ee Ciidamada.

Asrkarta Ugaandha ee dibnlooga Cilyey Dalkooda ayaa waxaa aybkamid ahaayeen qaybta 27 aad ee Militeriga Ugaandha ee Jooga Soomaalia, Dalka Ugaandha ayaa ah kan

ugu badan ee ay Soomalia Ciidamada kasjoogaan iyada oo sida oo kale uu yahay Dalkii ugu horeeyey Sirasmi ah ugula baxa Ciidamadaasi qaar ka mid ah.

Xukuumadda Kambaala ayaa Bishii September waxaa ay sheegtey in qaar kamid ah Ciidamadeeda Jooga Soomalia ay dib u ceshan doonto waxaan Ciidamadaani ay hor dhac uyihiin Ciidamo kale ay oo ay Ugaandha qor sheyneyso in Soomaalia ay ka saarto.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here