Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa  ku dhawaaqday amar dalkeeda ka mamnuucaya in ay soo galaan, muwaadiniinta ilaa 20 waddan oo ay ku jiraan Mareykanka iyo Imaaraadka Carabta.

 

Waxaa ka mid ah Dalalka la saaray xayiraada ayaa waxaa ka mid ah, USE, USA, Fraca, Jarmal, UK,  K. afrika, Indiya, Masar, Pakistan lubnaan, iyo Dalal kale oo Cudurka Covid 19 aad u Sameeyay.

 

Soo kale Sacuudiga ayaa sheegay in aysan Saamayn Doonin Dibulumaasiyiinta u dhashay dalalkaasi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here