HomeWarkiiDowladda Eritrea oo ka baxday  Urur Goboleedka IGAD.

Dowladda Eritrea oo ka baxday  Urur Goboleedka IGAD.

ASMARA (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Dalka Eritrea ayaa lagu shaaciyay inay ka baxeen xubinimadii Urur Goboleedka IGAD oo ay iskula jireen dalal ku dhaw 10 kuwaasoo ah geeska Afrika.

Sababta ay uga baxeen ayay Dowlada Eritrea ku sheegtay in IGAD lumiyay   waajibaadkiisii sharci iyo wax ka qabashada xasilloonida gobolka,sidoo kale waxay ku eedeeyeen Ururka IGAD inuu u xagliyo Itoobiya.

Sannadkii 2007-dii ayay sidaan oo kale Eritrea uga baxday IGAD inkastoo lagu guuleystay in hadana lagu soo celiyo.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA  DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -