Hay’adda Taya-dhowrka Soomaaliya ayaa shahaado ku xirtay ganacsatada iyo shakhsiyaadka kale ee badeecada iyo alaabaha kale soogalinaya dalka, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay hay’adaas.

Bayaankan ayaa lagu sheegay in ‘dhamaan shirkadaha,Ganacstada , hay’addaha caalimiga ah iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ee kala soo daga alaabaha kala duwan Dekeda Muqdisho iyo Airport Aadan Cade ay layimaadaan shahaadada waafaqsanaanta ee hay’adda Taya-dhowrka.’

Advertisement

Hay’adda Taya-dhowrka ayaa sidoo kale sheegtay ‘in ciddii aan la ilmaan shahaadan laga bilaabo kowda bisha soo socota ee September ay ciqaab iyo ganaax lacageed muteysan doonaan.

Previous articleKenya oo shaacisay waqtiga ay Ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya
Next articleWasaaradda Waxbarashada oo ku amartay dhammaan Ardayda doonaysa Jaamacadaha in ay maraan hal sano oo waxbarasho asaasi ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here