Madaxa dowladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha la dagaallanka argagixisada Matt Jukes, ayaa BBC-da u sheegay in tiro badan oo dhalinyaro ah loo xirxiray laguna sameynayo baaritaanno ku saabsan dambiyo argagxiso.

Sanadkii la soo dhaafay waxay tiradu gaartay 166 qof oo lala xiriiriyay arrimo argagixiso oo ka dhacay gudaha Uk,shanti qof oo dadkaan ka mid ahba mid ka mid ay ayaa lagu warramayaa in da’doodiisu ay ka yartay 18 sano.

Advertisement

Mr Jukes ayaa sheegay in cudurkii Covid-19 iyo adeegsiga baraha Internedka ay saameyn ku yeesheen tirada.

Previous articleDFS iyo Imaaraadka oo ka shiray xoojinta xiriirka Baarlamaannada labada Dal
Next articleDowladda Soomaaliya iyo kooxda Alshabaab oo lagu eedeeyay inay askareeyeen boqolaal carruur ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here