Agagaarka Baati-kaasaageetaa oo ka tirsan deegaanka canfarta isla markaana kamidda goobihi ugu adkaa ee ay isku hor fadhiyeen labada dhinac ayeey sheegteen dawladu inay ku burburiyeen kooxda TPLF.

Saraakiisha aagaas ku sugan ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen laba kamidda buuraha ay ku maalmo dirirayeen TPLF.

Buuraha Aaga Baati- waxaa 48 saac ee ugu dambeeyay ka socday duqeymo xoogan oo ay geesanayeen ciidamada Ethiopia waxaana goobahani ka socday dagaalo qaraar.

Ciidamada gaarka ee Canfarta,maleeshiyaadka Canfarta oo kaashanaya milatariga ethiopia ayaa mudo halkaas ku horfadhiyay kooxda TPLF.

Xigasho FANA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here