Dowladda oo shaacisay Mowqifkeeda doorashaddii maanta ka dhacday Kismaayo

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda aysan aqoonsaneyn dhammaan natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyinkii Kismaayo ka dhacay.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegay in maanta doorashooyinkii ka dhacay Magaalada Kismaayo aysan waxba ka jirin, islamarkaana ay aqoonsankarto kaliyah doorasho xor iyo xalaal ah .

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa horay uga soo horjeesatay habraaca ay ku socotay doorashada Madaxweynaha maamulka Jubbaland iyo Guddoonka baarlamaanka.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064