Dowladda Soomaaliya waxay shaacineysay in howlgal gaar ah oo ciidanka xoogga dalka ay ka fuliyeen degaanka Bukh-aqable ee gobolka Hiiraan lagu dilay 18 xubnood oo ka tirsanaa ar Al-Shabaab, kuwaas oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad la bartilmaameedsaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here