Dr Mahamed Aamin Faarax Colahaye Axmed Magan kuna magacdheer (Arkey) waa gudoomiyaha Xisbiga Iftiin ka cadaalada iyo hormarka waa musharax utaagan qabashada xilka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia sanadan ina aadan ee 2021

0

Dr Mahamed Aamin Faarax Colahaye Axmed Magan kuna magac dheer(Arkey) waa gudoomiyaha Xisbiga Iftiin ka cadaalada

Musharax Dr Maxamed Aamin faarax waxa uu ku dhashay caasimadda dalka ee Muqdisho gaar ahaan dagmada Waabari ,waxa sidoo kalle Dr Maxamed ku barbaaray Dagmada marka ee gobolka Shabellada  Hoose , markaanu eegno xirfadiisa ku badda cagta waxa uu ahaa ciyaartoyda Juunyarka Qaranka  Soomaalia.1989

Waxa uu ka qalan Jabashay dugsiga Carabta ee Jamaal Cabdi Naasir  iyo afarsano  oo heer jaamacadeed  ah kadibna  waxa uu mudanaha   u ambabaxay dalka.Talyaaniga waxa uu halkaasi ku sii nagaaday muddo 4 sano  ah oo uu sara ugu qaadayay waxbarashada heerka jaamacadeed iyo cilmi baarisyo kalla duwan, sidoo kalle waxa uu sii waday sara u qaadista heerka waxbarasho .shahaada heerka jaamacadeed darajada masterka muddo lix sana ah waxa uu ka qaatay jaamacad ku taalla dalka Mareykanka.

Mudane Maxamed waxaa uu mudda ka shaqeynayay hay’adda cafimaadka aduunka marka magaceeda lasoo gaabsho loo yaqaan WHO ,iyo   US Aid 25  kii sanno ee u dambeysay waxa uu   ka shaqeynayey    Arimaha bulshada, sidoo kalle waxa uga qibrad aqooneed uu ugu faa’ideeyay ciidamada xoogga Dalka  gaar ahaan kuwa  Guutada  Danab,

Mudanaha wax door ah kuma laheyn colaadihii sokeeye ee dalka kajiray.  Guud ahaanba

Waxa uu door ku lahaa doorkii lagu dhisayay dowladihIi Kumeel Gaarka ahaa ee dalka Soomaray gaar ahan dowladdii Madaxweyne Cabdi Qaasim waxa xiligaasi si gaar ah ulla shaqeynayay wasarada ciyaaraha iyo dib u hishiisinta..

Musharax Madaxweyne  Dr Maxamed inta uu dalkani burbursanaa waxa uu si guud ugu howl gali jiray Maslaxada iyo Nabadeynta dalka .iyo u adeegida Shacabka

Waxa uu ahaa hogaamiye ay mahdiyeen dhamaan shacabkii kalla gadisnaa ee sida gaarka  iyo guudba ula soo shaqeeyay.

Shacabka Soomaliyeed waxaa Dan u eh in ay Doortaan  Shaqsi ka fikiriya Danta Shacabka iyo Dalka

Shaqsigaas oo aan ku tilmaami karno  mid aan  la Heynin Cadiifad Qabiil ama Hanti Boobida Shacabka  iyo  Iib sashada  qeyraadka Dalka

Masuulka Kaliya ee Xiligaan lagu Aamini karo  Dalka iyo Dadka  waa  Dr  Maxamed Amin Faarax  hadaba Muwaadinoow si aad u Noolaato Dalkana u Bad baado Codkaada Sii

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here