Sida ay sheegtay idaacada VOA-da laanteeda Afka somaliga ah  Diyaaradaha drone-ka ee Shiinaha lagu sameeyo ayaa ku soo batay suuqyada caalamka.

Gudaha Dalka Mareykanka ayay saaneyn ku yeesheen Drones-ka Shiinaha oo ka yara jaban kuwa Mareynka,waxaana si weyn u isticmaala hay’adaha Dowlada Mareykanka.

Advertisement

Kooxda ilaalisa internet-ka Maraykanka ayaa ka digaysa in adeegsiga diyaaradaha drone-ka Shiinuhu ay la yimaadaan khatar dhamka amniga islamarkaana loo isticmaali karo basaasnimo.

Congareeska Mareykanka ayaa hada mamnuucay ka ganacsiga iyo adeegsiga diyaaradahaasi aan duuliyaha lahayn xili Dowlada Shiinaha oo arintaani ka hadashayna ay beenisay eedeymaha Mareykanka  iyagoo ku tilmaamay qorshe ganacsigooda lagu curyaaminayo.

Hadaba warbixin Idaacada VOA-du ka diyaarisay halkaan hoose ka daawo:-

Previous articleKu dhawaad 400 Itoobiyaan oo gaajo u dhintay
Next articleXildhibaanada oo Saaka kulan leh iyo Wasiiradii cusbaa oo la dhaarinayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here