Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones ayaa la soo sheegayaa inay goor dhaw duqeymo ku dileen shacab reer Falastiin ah oo ku sugnaa xerada qaxootiga ee Jenin.

Sida TV-ga Aljazeera sheegay in duqeynta lagu dilay ugu yaraan 6 falastiiniyiin ah xili waliba ay u sii dheertahay in ciidamada yuhuudu gudaha ugu jiraan Magaalada Jenin.

Advertisement

Askarta Israa’iil ayaa lagu arkayaa xilli ay howlgal ciidan ka wadaan isla xerada qaxootiga ee Jenin oo marna ay duqeynayaan cabsi Xamaas ay ka qabaan iyo inay shacaba ciribtiraan.

Ma
Ugu yaraan lix qof ayaa lagu dilay weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ku qaadeen

Magaalada Jenin ayaa  ka tirsan dhulka Daanta Galbeed ee la haysto, kaliya ujeedaka Yuhuuduna waa cirib tirka Muslimiinta oo kaliya,sidoo kale waxaa laga soo sheegayaa inay shacabka magaaladaasi wajahayaan durufo dhanka nolosha ah iyadoo dadka inta badan aysan helin waxay quutaan.

=Source aljazeera=
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleSAWIRRO: Khud-bada Musharixiinta Puntland oo Saaka ka socota Xarunta Baarlmaanka
Next articleTaliye Suulnuug oo Muqdisho lagu aasay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here