Dumarkii ugu badnaa oo Ismiidaamin kka fulinayo magaalada Muqdisho oo Alshabaab ku soo deysay

0

Dada ku Nool magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo wajahay cabsi weyn ka dib markii laga war helay in magaalada soo galeen Haween badan oo ka Tirsan Alshabaab kuwa oo sida la sheegay ka fulin doono Qaraxyo

Alshabaab ayaa badashay qorshahii hore ee Qaraxyada ka dib markii ay adkadeen Gawaarida lagu Fulin jiray Qaraxyada in ay soo galaan magaalada

Qorshahaan Cusub uu la yimid Xoogaga Islaamiyiinta Alshabaab ayaa Cabsi xoogan ka soo wajahday Siyaasiyiinta Soomaalida iyo goobaha la fadhiista

Haween aad u tira badan ayaa ka soo galay Deegaanada Alshabaab ay gacanta ku hayaan kuwaas oo loo diyaariyo Ismiidaaminta iyagoona wato jaagado laga soo buuxiyey walxaha Qarxa

laba maalin ka hor ayeey aheyd Haweenay Qaraxyo Jirkeeda ku soo xirtay Isku Qarxisay goob ay ku kulmaan Nabad Sugida Qaranka halkaa oo lagu dilaybTaliyahii Nabad Sugida Degmada Howl wadaag

Sargaal ka tirsan Nabad Sugida oo laga soo xigay Qatarta Haweenka Alshabaab ka soo buuxiyeen Magaalada Muqdisho kuwaa oo Qaraxyo fulin adoono Xiliyada kulamada Siyaasiyiinta

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here