Duqii magaaladda Boosaaso Cabdisalaam Bashiir Cabdisalaam ayaa iska casilay xilkii kadib markii qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni shaqada looga joojiyay.

Qoraalka madaxweynaha ayuu sidoo kale ku amray Hantidhowrka Guud ee Puntland inay baaritaan ku sameeyaan sida loo maamulay dhaqaalaha dowladda hoose ee Boosaaso.

Sidoo kale arintaan ayaa imanaysa Xili daraad Madaxweyne Deni uu shaqo joojin ku sameeyay  Gudoomiyaha Boosaaso, oo la sheegay in uu ku fashilmay amniga Boosaso oo 6 Habeen ka hor shabaab soo galeen kadibna ay Xabsiga kala baxeen dad ku Xukunaa Dilal kala Duwan

 

 

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here