HomeWarkiiDuqa Muqdisho oo magacaabay Gudoomiyayaal Degmo

Duqa Muqdisho oo magacaabay Gudoomiyayaal Degmo

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa goor dhaw magacaabay laba Guddoomiyeyaal Degmooyin kadib markii uu xilalka ka qaaday gudoomiyayaashii xilka hayay.
Gudoomiyayaasha la magacaabay ayaa kala ah:
1. Maxamed Cabdi Cabdulle, ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Degmada Waaberi, waxaana xilka laga qaaday Xuseen Xasan Maxamuud.
2. Xuseen Xasan Maxamuud, ayaa waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha Degmada Dharkeynley, waxaana xilka laga qaaday Cumar Meyre Mocoow.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -