MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Duqa Magaaalada Muqdisho ayaa amaan u jeediyay shaqada Booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Muqdisho.

Gudoomiye Madaale ayaa khudbad ka jeediyay munaasabada Xuska Maainta Ciidanka Booliiska oo hadaba ka socota Magaalada Muqdisho.

Advertisement

Duqa Xamar wuxuu sheegay in Booiiisku meesha ka saareen dilalkii joogtada ahaa ee lagu hayay bajaajleyda Xamar inkastoo hada si gaabisa ay mar mar u dhacaan.

Hadaba halkaan ka daawo muuqaal uu diyaariyay Tv-ga Qaranka.

 

Previous articleDEG DEG: Dagaal u dhexeeya Dowlada iyo Alshabaab oo ka qarxay deegaan ku dhaw Magaalada Caad
Next articleSulub Axmed Firin oo ugu Hambaleeyay Ciidamada maalinta Booliiska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here