HomeWarkiiDuqa Muqdisho furimaha dagalka caawa kula afuray ciidamo ka tirsan Milateriga Somalia+SAWIRRO

Duqa Muqdisho furimaha dagalka caawa kula afuray ciidamo ka tirsan Milateriga Somalia+SAWIRRO

May be an image of helicopterGuddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo uu wehliyay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole) iyo saraakiil ka tirsan CXDS ayaa booqday cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka iyo kuwa difaaca deegaannada (Macawisleyda) ee ku sugan xerada Qorilow ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Booqashada Guddoomiye Dr. Muungaab ee xerada Qorilow ayaa ku salaysnayd u kuur-gelidda xaaladda ay ku hawlgalaan ciidamada iyo sidii loo dhiirrigelin lahaa, taasi oo qayb ka ah qorshaha Duqa Muqdisho ee taageeridda iyo ka-warqabka ciidamada qaranka iyo kuwa deegaannada ee dagaalka kula jira kooxaha Khawaaijta, maadaama ay laf-dhabar u yihiin difaaca amniga caasimadda Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ku ammaanay ciidamada qaranka iyo kuwa difaaca deegaannada (Macawisleyda) sida geesinnimada leh oo ay naftooda ugu hureen badbaadinta nafta iyo maalka shacabka Soomaaliyeed.
—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and helicopterMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleNo photo description available.May be an image of helicopter and text that says "SAF SAF*292 292 P13"May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people, tree and crowdMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and treeMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -