MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Gobolka Bnaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa maanta ka hadlay imaanshaha Sh.Xuseen Cali Jabuuti  ee Maagaalada Muqsisho.

“inagaa codsanay Sh.Xuseen C.Jabuuti inuu yimaado kadibna umada somaliyeed wacdiyi, wuuna yimid Muqdisho”ayuu yiri Duqa Muqdisho.

Advertisement

Shiikh Xuseen Cali Jabuuti wuxuu maanta salaadii Jimcaha  ku oogay Masaajidka Isbaheysiga Islaamka oo u dhaw Madaxtooyada Qaranka.

Hadaba halkaan ka daawo wacdigii uu Shiikha jeediyay maanta muuqaal aan ka soo qaadanay Tv-ga Qaranka:-

Previous articleQarax ka shacay Magaalada Baraawe
Next articleLuul C/casiis oo u geeriyootay dhaawicii dabka, xili ehelkeeduna diideen in la aaso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here