HomeWarkiiDuqa Muqdisho oo amray isla maantaba in la bilaabo dayactirka wadada shaqaalaha+SAWIRRO

Duqa Muqdisho oo amray isla maantaba in la bilaabo dayactirka wadada shaqaalaha+SAWIRRO

May be an image of 6 people and text that says "..品/ JAMHU Maamulk ADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA Banaadir & Dowladda H Xamar da 26 June leekh Cali TU xirta Deç 25 ® De"𝑴𝒖𝒒𝒅𝒊𝒔𝒉𝒐, 09 𝑱𝒖𝒍𝒚 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta dhagax-dhigay waddada 26-ka June ee isku xirta Isgoysyada Shaqaalaha iyo Sheekh Cali Suufi ee Degmada Hodan, taasi oo uu burbur xooggan kasoo gaaray roobabkii ka da’ay Magaalada Muqdisho.
Duqa Muqdisho ayaa sheegay in maalgalinta dhismaha waddadan ay ka imaanayso sanduuqa gobalka Banaadir, arrintaas oo ah mid ka dhalatay dib-u-habeyn maamul iyo mid maaliyadeed oo la sameeyay taas oo suurtogalisay in la beeqaamiyo dakhliga, waxa uuna guddoomiyuhu ballanqaaday in canshuurta shacabka caasimadda loo adeegsan doono fulinta mashaariicda horumarinta.
Munasaabadda dhagax-dhigga dhismaha waddadaan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Md. Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud Md. Xasan Maxamed Jimcaale, Guddoomiyaha Degmada Hodan Md. Cali Fahle, Odayaal dhaqan, madaxda Shirkadda Docol oo dhismaha fulineysa iyo mas’uuliyiin kale.
—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—May be an image of textMay be an image of 12 people, suit and textMay be an image of 13 people and text that says "0c0V Ocol docol docol docol"May be an image of 1 person and streetMay be an image of 4 people, street and roadMay be an image of textMay be an image of 4 people and text that says "ADIR"May be an image of 4 people and textMay be an image of 4 people, dais and text that says "DA AMHUURIY aamulka Gobe an RAALKA SOOMAALI Dowladda Hoo6ao Xo Hoo nh lune ee"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -