HomeWarkiiDuqa Muqdisho oo goor dhaw xilal kale oo cusub magacaabay

Duqa Muqdisho oo goor dhaw xilal kale oo cusub magacaabay

𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬 𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐞𝐞𝐝𝐲𝐨.
𝑴𝒖𝒒𝒅𝒊𝒔𝒉𝒐, 25 𝑱𝒖𝒏𝒆 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa u magacaabay.
1- Mudane Daa’uud Maxamed Maalin Agaasimaha Waaxda Dakhliyada kala duwan ee Dowladda Hoose ee Xamar.
Waxaana xilalkii laga qaaday; Md. Xasan Xuseen Cabdullaahi, Md. Cumar Fareey Muuse iyo Md. Bashiir Maxamuud Wehliye.
2- Mudane Shaafici Axmed Cali, ayaa loo magacaabay Madaxa Khidmadaha iyo Adeegyada ee Waaxda Dakhliyada kala duwan Dowladda Hoose ee Xamar.
3- Mudane Maxamuud Xaaji Cali Fiidow, ayaa loo magacaabay Madaxa Gaadiidka iyo Ganaaxyada ee Waaxda Dakhliyada kala duwan Dowladda Hoose ee Xamar.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa u rajeeyay mas’uuliyiintaan in ay dardargeliyaan howlaha shaqo ee Waaxda Dakhliyada kala duwan.
—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—May be a graphic of 3 people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -