HomeWarkiiDuqa Muqdisho oo Gudoomiye cusub u magacaabay Degmada Warta-nabada

Duqa Muqdisho oo Gudoomiye cusub u magacaabay Degmada Warta-nabada

Muqdisho, 14 June 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Liibaan Cali Maxamed u magacaabay

Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda. Waxaana xilkii Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda laga qaaday Marwo Seynab Maxamuud Warsame.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kula dardaarmay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Warta Nabadda in uu mudnaan siiyo harumarinta Degmada, bilicda iyo baahinta adeegyada aas-aasiga.

—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -