Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano, Guddoomiye Kuxigeenada Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ayaa caawa xariga ka jaray Dhismaha Xarunta Maamulka Degmada Kaaraan oo dib-u-dhis balaaran lagu samreyay.
Munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Guddoomiyaha Degmada Kaaraan Mudane Abshir Maxamed (Abshir Kaaraan) iyo Agaasimaha Guud ee waaxda Qorsheynta iyo Maalgeshiga Gobolka Banaadir Mudane Cabdulqaadir Muxiyadiin (Dalxa) oo labaduba sharaxaad ka bixiyay marxalidihii kala duwanaa oo ay soo martay dib-u-dhiska Degmada iyo in xilligaan loo diyaariyay dhamaan xafiisyada lagu qaban lahaa adeegyada kala gedisan oo ay Bulshada u baahan yihiin.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in Maamulka Gobolka ay ka go’an tahay horumarinta Kaabayasha Adeega Bulshada oo ay ugu horeeyaan dhismaha Wadooyinka iyo Xarumaha loogu adeego Bulshada, isla markaana Degmooyinka Gobolka Banaadir lagu tartan siin doonno dib-u-dhiska iyo adeegyada ay u hayaan shacabka Gobolka Banaadir.
—𝗗𝗛𝗔𝗠𝗠𝗔𝗔𝗗—
May be an image of 5 people and suitMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 11 people and weddingMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 4 people, headscarf and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people, beard, suit and newsroomMay be an image of 2 people, suit and newsroomMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people, beard, suit and newsroomMay be an image of 7 people, dais and newsroomMay be an image of 5 peopleMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 3 peopleMay be an image of 2 people, headscarf and daisMay be an image of 1 person, smiling and glassesMay be an image of 2 people, people smiling, glasses, dais and textMay be an image of 2 people, beard and people smilingMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people, beard, suit and newsroomMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 peopleMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 8 people and tableMay be an image of 4 people and headscarfMay be an image of 4 people, people smiling and daisMay be an image of 10 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 8 people and text
Previous articleDAAWO VIDEO:Maxkamada Ciidamada oo u fadhiisatay dacwad la xiriirta isku day dil iyo amar diido
Next articleXOG SIR AH: Wax ka ogow Xiisada cusub ee Puntland iyo Is guruubeysiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here