HomeWarkiiDuqa Muqdisho oo xilalka ka qaaday Laba Gudoomiye Degmo, kuwa cusubna ku...

Duqa Muqdisho oo xilalka ka qaaday Laba Gudoomiye Degmo, kuwa cusubna ku badalay

May be a doodle of text𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐨.
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝐀𝐛𝐫𝐢𝐢𝐥 𝟐𝟗, 𝟐𝟎𝟐𝟔: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Col. Yuusuf Muuse Guure u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Gubadleey ee G/Banaadir. Waxaana xilkii Guddoomiyaha Degmada Gubadleey laga qaaday Md. Cabdullaahi Nuur Maxamuud.
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kula dardaarmay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Gubadleey Col. Yuusuf Muuse Guure, in uu mudnaan siiyo harumarinta Degmada, bilicda iyo baahinta adeegyada aas-aasiga ah.
—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—

𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐨.
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝐀𝐛𝐫𝐢𝐢𝐥 𝟐𝟗, 𝟐𝟎𝟐𝟔: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Maxamed Cali Siyid u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Shangaani. Waxaana xilkii Guddoomiyaha Degmada Shangaani laga qaaday Marwo Safiyo Cismaan Maxamed.
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kula dardaarmay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Shangaani Md. Maxamed Cali Siyid, in uu mudnaan siiyo harumarinta Degmada, bilicda iyo baahinta adeegyada aas-aasiga ah.
—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—May be an image of text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -