Diyaarad nuuca drons-ka ah ayaa la soo sheegayaa inay duqeyn ka fulisay degmada Sablaale ee Gobolka Shabeelaha hoose gaar ahaan goob saraakiil alshabaab ah ku sugnayeen.

Sida uu sheegayo warar dhanka Dowlada laga helay hor-joogayaal ama saraakiil Alshabaab ka tirsan ayaa lagu dilay weerarkaasi halka kuwo kalana lagu dhaawacay.

Advertisement

Saraakiisha Al-shabaab ee weerarkaani lagu dilay ayaa intooda badan ahaa ajaanib isugu jirtay cadaan iyo Afrikaan.

17-kii bishaan ayay ahayd markii Jilib lagu weeraray laguna dilay sarkaal sare oo Alshabaab ka tirsanaa kaasoo lagu magacaabi jirey Khaliif Daa’uud oo looga yaqaan dhanka alshabaab Macalin Ayman.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleGaari Shirkada Hormuud leedahay oo mar kale Muqdisho lagu qarxiyay+SAWIRRO
Next articleSarkaalkii Qaramada Midoobay iyo wixi xanuunjiyay ee ay ku soo aragtay Qasa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here