Ciidamada Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah oo kaashanaya xogta dadka Deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Cali hayle ee ku yaala xadka Sh/dhaxe iyo Galgaduud.

Gaari ay la socdeen maleeshiyaad Khawaarij ah ayaa lagu burburiyay howlgal maqribnimadii caawa ka dhacay Deegaanka Cali Hayle waxaana gaariga saarnaa Hor-joogayaal ka tirsan cadowga.

Advertisement

Saacadihii la soo dhaafay waxaa la kordhiyay Howlgallada dhanka cirka ah Ee lagu beegsanayo kooxaha naf la caariga ah ee caadeystay gumaadka Shacabka Soomaaliyeed, waxaana la qaarijiyay maleeshiyaad iyo horjoogeyaal badan.

XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA

Previous articleDAAWO: Wasiir sheegay in Xasan Sh iyo Saciid Dani khilaafkooda ka wada hadleen
Next articleNISA oo weerartay Garaash Alshabaab ku lahaayeen buq aqable

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here