HomeWarkiiDuqeyn goor dhaw Alshabaab lagula eegtay Deg. Aadan-yabaal

Duqeyn goor dhaw Alshabaab lagula eegtay Deg. Aadan-yabaal

ADAN-YABAAL (DAYNIILE.COM)-Sida goor dhaw uu cadeeyay TV-ga Qaranka waxxaa duqeymo laga fuliyay degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha dhexe halkaasoo ay heystaan kooxda Alshabaab kuwaasoo dhawaan ka qabsaday ciidamada Dowlada Somalia xili Madaxweyne Xassan ku sugnaa Degmo xeebeedka Cadalle ee isla gobolkaasi bishii Abril.

Tv-ga Dowlada inkastoo uusan faahfaahin madaama warku ahaa yahay mid degdeg ah hadana wuxuu TV-gu xuisay in howlgal gaar ah laga fuliyay Aadamn-yabaal.

Howlgalka ayaa lagu sheegay mid aad loo qorsheeyay islamarkaana bartilmameedsan,sidoo kale warka Dowlada waxaa ku jira in Alshabaab khasaare lagu gaarsiiyay.

wixii ku soo kordha wararkeena danbe ayaad kala socon doontaan insha allaah.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -