Duqii magaalada Beyrut oo warbaahinta Horteeda ku ilmeyey

0

Duqii magaalada Beyrut warbaahinta Horteeda ayuu ka ilmeynayaa musiibada kudhacday reer Bayruut waa mid dunida oo dhan durba saameysay.

Tiro dhimasho & dhaawac lama hayo waa tiro dhaafeen, Isbitaaladii magaalada wey buuxdhaafeen, waxaana duqu amray in gobalada loo daad-gureeyo, dekedii magaalada wey burburtay, xaafaddaha oo dhan ayaa gubtay, dhul baaxad ahaan ka bada 10KM ayaa waxyeeladu saameysay.

“Waxay u ekayd wixii ka dhacay Japan, gudaha Hiroshima iyo Nagasaki. Taasi waa waxa ay i xasuusinayso dhacdadani. Weligey ma arag bur-bur kan lamid ah” Ayuu yiri duqa Beirut Marwan Abboud oo isagoo ilmaynaya.

240KM meel u jirta Beyruut ayaa laga maqlay Dhawaaqa qaraxa dhacay, aad bay isku burinayaan waxa dhacay noocooda oo aan horey loo arkin.

XIGASHO: RT, TRT, ALJAZEERA,

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here