HomeWarkiiDuufaantii adduunka ugu xoogga badnayd sanadkan oo ku dhufatay dalka Jamaica

Duufaantii adduunka ugu xoogga badnayd sanadkan oo ku dhufatay dalka Jamaica

Dalka Jamaica waxaa ka dhacay duufaantii adduunka ugu xoogga badnayd sanadkan  waxaana wararka horu dhaca ay sheegayaan inay ilaa hada ku dhinteen 3 ruux.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in khubarrada saadaasha hawada ee Mareykanka ay ka digayaan masiibo iyo xaalado nololeed oo ka dhalan kara Duufaantaan.

Duufaantaan oo loo yaqaan  Duufaantaan Melissa ayaa sidoo kale la soo shegayaa marba marka ka danbeeya ay sii xoogeysaneyo  waxaana la saadaalinayaa inay maanta oo talado ah u gudubto dalal kale .

Qolooyinka wax saadaaliya waxay xusayaan in Duufaantaani ay reebto meelaha qaar inuu ka da’o roobab waa weyn oo muda socda kaasoo wadan doono fatahaado.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

Melissa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -