Guddiga Maamulka diyaaraha ayaa sheegay in laga bilaabo berito ay joojiyeen dhamaan duulimaadyadii gudaha dalka.

Guddiga, ayaa sheegay in ay ka cabanayaan hubanti la’aanta amniga diyaaradaha.

Mamaulka diyaardaha, ayaa sheegay in hay’adda duulista rayadka ay ku guul dareysteen xaqiijinta amniga garoomada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here