Ear deg deg ah Ra iisal wasaaraha hore Xukuumada Federaalka Xasam Cali Kheyre oo ogolaaday Xil ka qaadistii Sharcidarada aheyd ee maanta xilka looga qaaday

0

War hada ka soo baxay Ra iisal wasaarahii hore Xasan Cali Kheyre ayaa lagu sheegay in uu aqbalay Xil ka qaadistii maanta aan loo marin sharciga

Xasan Cali Kheyre oo muda 3 iyo Bar Xilka haayey ayaa Xilka si sharci daraa maanta looga qaaday iyadoona loo marin sharciga

Ra iisal wasaarahii Hore ayaa oo horay ku doodi jiray Sharciga ayaa ogolaaday si sharci daro ah oo axilka looga Qaaday

Baarlamaanka maanta ayaa Xilka ka qaaday sida la sheegay 170 Xildhibaan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here