Eedeysane Aadan Maxamed C/llaahi oo dhanka Alshabaab looga yaqaan Xaaris ayaa maxkamad loo soo taagay eedo kala duwan.

Aadan oo reer Bay ah ayaa lagu soo eedeeyay mar kaliya inuu alshbaab yahay,burcad yahay islamarkaana kufsina gaystay.

Advertisement

Waa farayaane Baydhaba ka xariif tami jirey balse 2017-kii ayuu ku biiray Alshabaab waxaana ku tashkiiliyay nin uu magaciisa ku sheegay Nuunoow oo u dhashay beesha Liisaan.

Warbixinta oo dhameystiran ka daawo muuqaalkaan uu diyaariyay Cqaadir Ciise oo ka howlgala Tv-Qaranka.

 

Previous articleDAAWO: Xamze Cabdi Barre iyo Karbaashkiisa Wasiir Rooboow Abuu Mansuur
Next articleXildhibaan hore Sh.Shaacir oo India ku geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here