Emaaraadka  Carabta oo  mar labaad dhabarka ka toogteiy Shacabka Reer Falatiin.

0

Emaaraadka iyo Israa’iil ayaa gaaray heshiis taariikhi ah, kaas oo dhigaya inay labada dal yeeshaan xiriir diblumaasiyadeed, sida uu ku dhawaaqay Trump oo dhex dhexaadinayey.

Sida ku xusan heshiiska, Israa’iil waxay oggolaatay inay joojiso dhul balaarsiga sida Daanta Galbeed Isla markaana la xoojiyo wada hadala Falastiin kala dhaxeey.

Heshiiska ayaa yimid ka dib taleefanka wadahadal dhexmaray Trump, Raiisel wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu iyo Sheikh Mohammed Bin Zayed, amiirka amiirka Abu Dhabi.

Imaaraatka Carabtu wuxuu noqonayaa dalkii Saddexaad ee Carab ah kaasi oo xidhiidh firfircoon la leh Israaiil. C/#wahaab, Aadan, C/#raxmaan.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here