Madaxweynaha Dalka Turkiga Erdogan ayaa qadka Taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Mareykanka Biden,isagoo kala hadlay arin ku saabsan dagaalka Gaza.

Erogan ayaa u sheegay in Madaxweynaha Mareykanka inay mas’uuliyad taariikhi ah ka saaran tahay in xabad joojin laga gaaro Gaza
Intii lagu guda jiray wicitaanka uu la yeeshay madaxweynaha Mareykanka Biden,

Advertisement

Madaxweynaha Turkiga wuxuu xusay in xabbad joojin la gaari karo haddii Mareykanka uu kala laabto taageerada shuruud la’aanta ah ee Israa’iil.

Erdogan ayaa sidoo kale uga digay Biden in dagaalka Israel uu yeelan karo cawaaqib xun oo caalami ah.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Turkey's President Recep Tayyip Erdogan makes statements with Greece's Prime Minister Kyriakos Mitsotakis after their meeting at Maximos Mansion in Athens, Greece, Thursday, Dec. 7, 2023. Turkish President Recep Tayyip Erdogan is visiting Greece in an effort to mend strained relations and reset ties with Western allies

Previous articleSomalia oo ka qeybgashay Shirka Taliyayaasha Dalalka Islaamka+SAWIRRO
Next articleWasiirka Difaaca Kenya iyo Culimada Mandheera maxay isku haystaan?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here