Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR ugu qaabilsan Geeska Africa, Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in aysan jiri doonin dad si khasab ah dib loogu celinayo dalalkii ay ka soo carereen.

Afey ayaa sheegay in ay sameeyeen guddi ka soo baaraan daga arrimaha qaxootiga ee labada xero ee Dadaab iyo Kakuma kuwaasoo ka shaqeyn doona danta dadka qaxootiga ah.

Sidoo kale hadalkan ayaa ku soo aadaya Xili shalay madaxaweynaha Kenya iyo Madaxa UNHCR ay go’aan ku gaareen in Sanadka soo socda la xiro Xerooyinka qaxootiga ee Kakuma iyo dhabaab.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here