HomeWarkiiMareykanka oo duqeymo ka fuliyay Buuraha Cal-miskaad ee Puntland

Mareykanka oo duqeymo ka fuliyay Buuraha Cal-miskaad ee Puntland

CAL-MISKAAD (DAYNIILE.COM)-Duqaymo Xoggan oo cirka ayaa xalay ka dhacay Togga Baalada oo qeybo ka mida ay ku sugan yihiin dagaalamayaasha kooxda Daacish.

Duqeymahaan oo ay fuliyeen saaxiibada Caalamka gaar ahaan Mareykanka ayaa lagu bar tilmaameedsaday fariisimaha maleeshiyadka daacish ay kaga dhuumaaleysanayaan buuraha Calmiskaad gaar ahaan Togga Baalada.

Inkastoo warar ay ka soo baxayaan sheegaya in khasaare lagu gaarsiiyay kooxda Daacisha hadana lagama hayo tiro sugan oo u saabsan khasaaraha nafeed e daacisha gaaray.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in duqeymaha xalay si aad ah looga maqlay deegaano ka fog fog halka gantaaladu ku dhacayeen.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -